Hagitaanka Loogu Talafalay Qoysaska Waawayn ama Ballaaran ee Guri ku Wada Nool
Multi-Language
Supporting Files
Public Domain
-
04/29/2020
File Language:
Details
-
Alternative Title:Guidance for large or extended families living in the same household [Somali]
-
Corporate Authors:
-
Description:Guidance for large or extended families living in the same household [Somali]
Dadka da’da ah iyo dadka da’ kasta oo ay yihiin qaba xaalado caafimaad oo halis ah ayaa halis sare ugu jira xanuun daran oo uga yimaado cudurka koroona fayras 2019 (COVID-19). Haddii qoyskaaga ay kamid yihiin dad kooxahan ah, markaa xubnaha qoyska oo dhan waa inay u dhaqmaan sidii iyaga oo laftoodu halis sare ugu jiraan cudurka. Tani way adkaan kartaa haddii barxaddu ku yar tahay qoysaska waawayn ama ballaaran ee meel ku wada nool. Macluumaadka soo socdaa wuxuu kaa caawin karaa inaad ilaaliso kuwa aadka ugu nugul cudurka ee qoyskaaga.
cdc.gov/COVID19
CS 316538-M 04/29/2020
COVID19_Family-Guidance_SO_Somali.pdf
-
Subjects:
-
Series:
-
Document Type:
-
Genre:
-
Pages in Document:1 poster
-
Collection(s):
-
Main Document Checksum:urn:sha-512:7f7d38e0722985702b43dc4b499c7fe033e32705dabf621bc120af013619cc89cafbc867ebf698901b67b2c6b0c75b5cc395dab7bb1279faeb682e885850f564
-
Download URL:
-
File Type:
Related Documents
File Language:
ON THIS PAGE
CDC STACKS serves as an archival repository of CDC-published products including
scientific findings,
journal articles, guidelines, recommendations, or other public health information authored or
co-authored by CDC or funded partners.
As a repository, CDC STACKS retains documents in their original published format to ensure public access to scientific information.
As a repository, CDC STACKS retains documents in their original published format to ensure public access to scientific information.
You May Also Like
COLLECTION
Stephen B. Thacker CDC Library