Ka Taxadar Ilkahaaga
Multi-Language
Public Domain
-
Apr 27, 2022
File Language:
Details
-
Alternative Title:Take care of your teeth [Somali]
-
Corporate Authors:
-
Description:Take care of your teeth [Somali]
Xusuusin ku socota Waalidiinta iyo Masuuliyiinta
Xarumaha Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurku waxay u abuureen buuggan waxqabadka inuu waalidiinta siiyo qaab soo jiidasho leh oo ay carruurta ugala hadlaan qaababka ay u daryeelayaan ilkahooga. Dhaqamada caafimaadka afka ee caadiga ah, sida cadayashadda ilkahaaga, ku findhicilashada dunta, iyo booqashooyinka joogtada ah ee dhakhtarka ilkuhu waxay gacan ka gaysan karaan kahortagga daloolada ilkaha ku samaysma. Buuggan waxqabadka waxa loogu talogalay carruurta da’doodu u dhaxayso 3–8 jir.
CS321822
Publication date from document properties.
dental_health_activity_book_PRINT_SOMALI.pdf
-
Subjects:
-
Document Type:
-
Genre:
-
Pages in Document:7 numbered pages
-
Collection(s):
-
Main Document Checksum:urn:sha256:08223528b695ed87dfe9bc5e5d1d3b10f6d19ec571d616044f40b09f34dc844c
-
Download URL:
-
File Type:
File Language:
ON THIS PAGE
CDC STACKS serves as an archival repository of CDC-published products including
scientific findings,
journal articles, guidelines, recommendations, or other public health information authored or
co-authored by CDC or funded partners.
As a repository, CDC STACKS retains documents in their original published format to ensure public access to scientific information.
As a repository, CDC STACKS retains documents in their original published format to ensure public access to scientific information.
You May Also Like
COLLECTION
Stephen B. Thacker CDC Library